Sportsmail revealed in December that United had made an enquiry for Benfica’s £25m-rated Fabio Coentrao, wary that Evra is destined for either Real Madrid or Barcelona in the summer.
They have also scouted Newcastle’s Jose Enrique who is being monitored by Bayern Munich. Bastos, 27, is a regular in the Brazil squad and was once a a target for Tottenham but Lyon now rate him at a costly £20m.
Wakiilka Cayaaryahankaan 27 Jirka ah Emmanuel Kerchove ayaa Xaqiijiyay Dalabka kooxda Ku Cayarato San Ciro, isagoo Geesta kale Caddeeyay in kooxda the Old Lady ay soo gudbisay Dalabkii ugu horeeyay ee ku aadanaa Cayaaryahankaan.
“Waxaan idiin Xaqiijinaayaa in kooxda Inter ay Dalab usoo gudbisay Bastos, waxaase ka horeesay kooxda Juventus, Labadaba waxa ay soo gudbiyeen Ballan qaadyo Macquul ah” ayuu u sheegay Wakiilku Calciomercato.it.




