Gudoomiyaha Chalsea Abrahimovic ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu saluugay qaabkii uu xili ciyaareedkan wax u maamuulay Macalin Ancelotti.
Milkiilaha kooxda Chalesa ayaa waxa uu haatan baadi goob ugu jiraa in uu kooxda ku ciyaarto garoonka Stam for Bridge keeno macalin badal wanaagsan u noqdo Carlo Ancelloti.
Macalinkii hore ee kooxda Ac Milan Anceloti ayaa waxa uu sanadkaan ku guuldareestay in uu kooxdiisa u qaado koobka Horyaalada qaarada yurub markii ugu horeesay Taariikhda ,sidoo kale waxa meesha ka baxday rajadii ay Chalsea ka laheyd in ay mar kale difaacato koobka horyaalka Ingriiska.






